Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Wafti Uu Horkacayo Oo Socdaal Ku Gaadhey Degaanada Buhoodle Iyo Togdheer Oo Abaar Xun Ku Dhufatay.

Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Safar Guuro Iyo Galab-carow Ah Ku Gaadhey Degaanada Buhoodle Iyo Togdheer Oo Abaar Xun Ku Dhufatay.