Warbixin ku saabsan Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya iyo shir ay isugu yimadeen qaar ka mid ah Odayaasha iyo aqoonyahanka

 Shir balaadhan oo ka dhacay bariga London oo ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha daga Ethiopia Kililka shanaad oo ay iska waraysanayeen xaalada nabad galyo iyo abaaraha jira iyo warbixi ay ka soo jeediyeen xaaladii ka dhacay Gaashaamo ee dadka lagu laayey oo uu barxin waafiya ka soo jeediyey Xaaji Osman oo ah gudidii la kulantay Madaxwaynaha Kililka Mudane Mohamed Omar taa soo uu Xaaji Osman si wanaagsan uga waramay sida wanaagsan ee uu Madaxwaynaha Kilikku u soo dhaweeyey ee uu wax uga qabtay nabad galyada balanqaadkii uu madaxwaynuhu balan qaadayna ay u balana San yihiin sidii ay u fulin lahaayeen bilahan soo socda taa soo ay aad ugu farxeen dhamaan dadkii ka soo qayb galay kuna amaaneen Madaxwaynaha Kililka sida wanaagsan ee uu arntaa isaga xil saaray. Xaaji Osman markii uu waramay waxa halkaa goob joog ka ahaa Suldaanka Qurba jooga Suldaan Ahmed Diiriye Guuleed Ganacsaadaha Mohamed , Xasan Dardhalad, Musharaxa Xildhibaanada Somaliland Mudane Nagib Mohamed Osman, iyo xubno mihiim ah oo halkaa ka soo jeediyey mahad naq iyo guubaabo Alle na ka barayey Raxmad iyo Roob Khayr qaban inuu u shubo Abaartana ka soo jabiyo.