Farshaxanka Amir Arts Oo Sawir Gacmeed Ka Sameeyey Hirdanka Dalalka Imaaradka Iyo Turkigu Ugu Jiraan Hanashada Talada Somaliya

Moqdisho (GNN):- Muddoyinkii ugu danbeeyey waxaa si cad u soo shaac baxaayey hirdan dhinaca
siyaasada ah oo dalalka Imaaradka carabta iyo Turkigu ugu jiraan sidii ay gacanta ugu dhigi lahayeen talada Somaliya isla markaana madaxweyne uga noqon lahaa madaxweyne ay iyagu rabaan si ay danahooda u dhex marsadaan

damir-xumo