Garabka Toosintu Waa Horseedka Guusha Doorashada M/tooyada Garabka Cirrona Waa Waraabe Dharaar Ciyay Waana Laga Ducaysta

(W/Q:-Eng Daauud Abiib)-Ummada reer somaliland waxaan xaal kasiinaynaa hadalada naflacaariga ah ee kasoo yeedhay hogaanka jahadii laluntay ee garabka cirro iyo waraabyo utaagyadiisa maalin riyooday wadani maanta waa laba garab shacbiguna uu arkayo awooda ay leeyihiin haday tahay gudomiye gud/xigeen gudida fulinta xildhibaano leh xasaanad shacbiguna uu soo doortay islamarkaana metela shacbigoodii oo leh baaxadooda . Saska iyo jahawareerka ay baday cadaaladaradii ay hore usameeyeen, gudomiyaha iyo gud/xigeenka ma waxay moodeen ex muqdishada iyo ex wasiirada hadda beenta isku maaweeliyaa makuwaasaa wax eryi kara kuna dherersan kara ragii magaca ubixiyay una wanqalay maal iyo maskaxna iyo wakhti badan kubixiyayhalkuu maanta joogo hadaba gabalbaa u dumay ex yadan madhan. maxay eryi ma yihiin iyagu rag awood u sheegan kara aas aasayaashii xisbiga wadani Hadba geed ismarisbaa uhadha guul nin leeyahay, maanta Maya toosintaa waxay utaagan tahay badbaadinta dimuqraadiyada cadaalada caqliyada fayow ee ay rabaan inay jiilkii wadankan usoo kacay uga dhigaan siyaasadu inay khiyaamo iyo been tahay . macnaha siyaasadu waa fikir dhaliya horumar sinaan oo aan ahayn koonteenar cid gaara uqufulan. Balse maanta garabka toosintu waa aqoonyahan sharciyaqaano bal sifaalee hadhaga dulmiga kumidoobay ee hadalo aan caqli iyo cilmiba ku dhisnayn la soo horfadhiistay warbaahinta hadaba wadanka iyo xisbiga wadani cid iga leh ma jirto hadaan idhi xisbigii halaq abees baa dhex yimid ee aan toosino ma ceebaa mise waa qaran dumis ninka cadaladarada diidaa sharciga aaminsan ee doonaya dalkan jiritaankiisa umadda waxaanu ushegaynaa in nimanka soo qaatay qandaraaska burburinta somaliland . (Taariikhdu iyadaa is qorta ) nimankaa humanta ah waxaan leeyahay maalin ayaad riyooteen ee waxad dugsanaysaan meel laga hayaamay .