DAAWO Faysal Cali Waraabe Iyo Xubno Kamida Garabkiisa Oo Saaka Qaatay Kaadhkii Shirwaynaha Xisbiga UCID Iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Ganafka Ku Dhuftay

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay waheliyaan qaar kamida gudoomiyayaasha gobolada dalka ee xisbiga UCID ayaa saaka qaatay kaadhkii shirwaynaha aan caadiga ahayn,waxaana dhankooda iyaguna ganafka ku dhuftay shirkan garabka Jamaal Cali Xuseen iyaga oo sheegay in hadii shirkaasi qabsoomo ay iyaguna qabsanayaan shirkoodii.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka


Log1