Halkan Ka AKhriso Liiska Magacyadda Xildhibaano Sheeganaya Inaya Matalayaan Somaliland Ee Ka Qayb Galaya Doorashada Aqalka Sare Ee Somaliya

Gudida ku magacaaban fulinta doorashooyinka aqalka sare ee u gaarka Somaliland ayaa soo saaray liiska magacyada xildhibaanada ku sugan magaalad Muqdisho ee sheeganaya inay matalayaan Somaliland kana qayb galaya doorashada aqalka sare ee somaliya,isla markaana buuxiyay shuruudihii kamid noqoshada aqalka sare ee somaliya iyo waliba sida ay iskugu haystaan kuraasta ka qayb galka iskuguna xig xigaan.

1 2 3

Log1