Hargaysa (GNN)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland oo si adag uga jawaabtey hadalo ka soo yeedhay safiirka Turkiga u Qaabilsan Somaliya

Axmed Yuusuf Cilmi afhyeenka wasaarada arimaha dibada Waxaa uu sheegay in hadlada safiirka Turkiga u fadhya moqdisho ku sheegay in xukuumadiisu ay rabo mideynta Somaliland iyo Somaliya uu cadeyn doono meesha uu ka keenay isla markaana warqad dacwad ah wasaaradiisu u qori doonto xukuumada Turkiga

Log1