maamulaha kastamka kala baydh oo ah masuul ku dayasho mudan

Iyada oo kastamka kalabaydh ay soo mareen masuuliyin tiro badan islamarkaana dhibaato ka haysatay iskuxidhka Ganasatada jaadka iyo dawlada ayaa masuulkan ku guulaystay hanashada shucuuurta Qaadlayaasha qaadka ka shaqeeya isla markaan si wanaagsan ay iskula jaan gaadeen taasina waxay sababtay inuu joogsado murankii dhexmari jiray maamulaha kastanka iyo jaadlayaasha hadaba waxa ku dayasho muda in lagu daydo xeeladaha uu isticmaalayo wuxuuna mudan yaha in shahaado sharaf la gudoonsiiyo mudane cabdiraxmaan cabdilaah oo ku magic dheer cabdi hargaysaawi
inuu mudadii uu joogay waxka qabtay habsami usocodka hawlhii kastamka oo hore u haanjiray jaantaarogan iyo meel shaqaalihu anayjirin cid ay ka cabsadaan iyo kaladanbay iyado sidaa ay ahayd ayaa waxaa baryandanbe isasoo taraya islamarkaana kor ukacay soo saarista dakhliga kastamka kalabaydh oo gaadhay meel aan laga soocelinkarin korodhkaasi oo kor uqaadi doona odoroska miisanaiyada qaranka ee ay ,masuulka katahay wasaarada maaliyada jamhuuriyada Somaliland waxakale oo mudan in marwo zamzam cabdi aadan oo ah mishiinka wareejiya wasaarada maaliyadu ina kamidtahay shaqsidaha qaranka kujir ee sida wayn looga tixgaliyo Gobolka Gabiley iyo magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale iyadoo ay ka go,antahay inay qaranka uugu adeegto si xilkasnimo iyo daacadi ku dheehantahay ina soo magacawday maamulaha kastamka kalabaydh Cabdiraxmaan cabdilaahi oo ku magic dheer cabdi hargaysaawi oo ah lafdhabarta dhaqaale soosaar eedalka marka la barbardhigo dekeda Berbera oo iyana kamida meelaha qaranku ku faano hada ba iyadoo sidaa ay tahay hadaynu isdultaagno waqkhti xaadirkan iyada oo dalka horumarbalaadhan kasocdo ayaa waxa ay mudantahay wasiiradu tigalinwayn oo ay uhayaan dadka reer wajaale
Allah mahadleh
Wariye Khadar dhaylo