Masuul Maalmo ka Dib Isagoo xilka laga Qaaday Sheegay in uu Is casilay iyo Cadaynta Digreetadii Xilka Lagaga Qaaday. ,+ Lifaaqa Waraaq Lagu Sababeeyey Xilka Qaadistaasi.

Hargeisa(GNN):-Laba Cisho Ka Hor Ayey Ahayd Markii gudoomiyihii Hore Degmada Geed-Balaadh uu Sheegay inuu iska Casilay Xilkii Gudoomiyenimo ee Degmadaasi Geed Balaadh Isagoo sida uu Sheegay ku Sababeeyey Iscasilaadiisaasi Inuu Ka Shaqayn Kari Waayey Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland, Haddaba Lifaaqa Waraaqo Cadaymo Ah Oo Soo Gaadhay Shabakada Gabiley News Network Ayaa Lagu Sheegay In Masuulkan Maalmo Ka Hor iscasilaadaasi uu Sheegay Xilka Laga Qaaday, iyadoo Sababaha Looga qaaday iyo Cida Masuuliyada Xil ka Qaadista Lehi ku Cadahay Waraaqohan hoos Ku Xusan, Sidaana Wasaarada Arimaha guduhu ugu Magacowday degmada Maamul Cusub.

Halkan Akhri Digreetada Xilka-Qaadistaasi iyo Wakhtiga Ay Ku Taariikhaysnayd.

p2p3

p1