Salaad Roob-Doon Ah Oo Maanta Laga Tukaday Dalka Somaliland Baryada Raxmaadka Eebe.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Guud Ahaa Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Laga Tukaday Salaad Roobdoon Ah Baryada Eebe, iyadoo Xaalad Abaareed Oo Aad u Ildarani Soo Foorsaatay Qaar Kamida Gobolada Dalka Somaliland.