Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Qaraabadii Iyo Dhamaanba Eheladii Ay Ka Baxday Marxuumad Sahra Maxamuud Cabdi(Qotiije) Oo Dhawaan Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga

In-Naa Lillaahi Wa In-naa Ilayhi Raajicuun Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Qaraabadii Iyo Dhamaanba Eheladii Ay Ka Baxday
Marxuumad Sahra Maxamuud Cabdi(Qotiije) Oo Dhawaan Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga Ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethopiya In Naa Lillaahi Wa In-naa Ilayhi Raajicuun

Aabo Xasan Maxxamuud Muumin
Hooyo maryan muxumed shafad
Hooyo Gini Cabdi saaiq Hooyo
hooyo Xaliimo Cabdi Aska
Maxamed Xasan Maxamuud
Xuseen Xasan Maxamuud
Maxamuud Xasan Xamamuucd
Safiya Xasan Maxamuud
Cudbi Xasan Maxamuud
Nimco Xasan Maxamuud
Rooda Xasan Maxamuud
Saynab Xasan Maxmuud
Khadra Xasan Maxamuud
Ayaan Xasan Maxamuud
Faysa Xasan Maxamuud
Umalkhayr Xasan Maxamuud
Dhamaanba Dadkaasi Kor Ku Xusan Waxay Dhamaal Tacsiya U Dirayaan Qoyskii Caruurtii Qaraabadii Iyo Asxaabtii Ay Ka Geeriyotay Marxuumad Sahra Maxamuud Cabdi(Qotiije) Oo Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga
Iyagoo Allahe Uga Baryay In Uu Samir Iyo iimaan Ka Siiyo
Waxayna Marxuumada Ilahay Uga Baryayaan Inuu Janatul Fardowsa Ka Waraabiyo Qabrigana U Waasiciyo Amiin Amiin Amiin