DAAWO Wafti uu hogaamainaayo Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cali Cabdi Oo London Soo gaadhay si weyna loogu Soo dhaweeyey + Sawiro

Hoos Ka Daawo Sawirada Wafti uu hogaamainaayo Musharaxa Madaxwenyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cali Cabdi Oo London Soo gaadhay si weyna loogu Soo dhaweeyey+Sawiro

img_3374Waxa saaka garoonka diyaaradaha ee Heathrow ee Magaaladda London  kasoo eegay  Wafti balaadhan Oo uu hogaaminaayo Musharaxa Madaxweyne kuxigeenka a Xisbiga Waddani Mudane Maxamed Cali Cabdi IYO Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan.

 

Waftiga Oo kasoo kiciyimaya Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxa madaarka si balaadhan ugu Soo dhaweeyey tageerayaasha IYO madaxda Xisbiga waddani ee UK.

Lasoco Muqaal IYO Warbixin dhameystiran dhawaan Insha Allah.

 

 

img_3360img_3361img_3362img_3364img_3365img_3366img_3367img_3368img_3369img_3370img_3371img_3372img_3373