WAR DEG DEG AH: GARABKA FAYSAL CALI WARAABE EE XISBIGA UCID OO GO’AAN KA SOO SAARAY DHINACA JAMAAL CALI XUSEEN

Hargaysa (GNN) Ergooyinka ka socda gobolada Somaliland ee ka qayb gelay shirka imika uga socda Hargaysa garabka uu hogaaminayao Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gabi ahaanba laalay heshiiskii uu xisbiga Ucid lagalay garabka uu hogaaminayo Jamaal Cali Xuseen ee hore uga tirsanaan jiray xisbigii burburay ee UDUB.

Waxaana ergeda ku sugan shirka oo tiradoodu dhantahay 261 Ergay ay cod gacan taag ah ku laaleen heshiiskii labada garab ay hore uwada galeen.

WARKAN OO FAAHFAAHSAN MARDHAW KALA SOCO GABILEY.NET (GNN)