War Deg Deg Ah:-Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Horkacayo Oo Saaka u Baxay Gobolada Barriga Somaliland.

Waxaana safarka madaxwaynaha ku wahelinaya wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa iyo gudida abaaraha Somaliland.Ujeedada ugu wayn ee madaxwayne Siilaanyo iyo waftigan uu hogaaminayaa ay ugu baxeen gobolada bariga Somaliland aya ah sidii ay usoo indho indhayn lahaayeen xaalada ay ku sugan yihiin dad iyo duunyada ku dhaqan deegaanada bariga Somaliland ee ay ku habsatay abaaruhu iyo waliba sidii uu gurmad deg deg ah u gaadhsiin lahaa dadkaasi.
Warkan oo Faahfaahsan Mardhaw Kala Soco Gabiley.Net