Daawo:-Mucjiso Lagu Arkay Qoyska Degan Magaalada Burco+Raashinka Ay Karsadaan Oo Cayayaan Isku Bedelaysa Iyo Hooyada Qoyskaasi Oo Ka Waramaysa+Sawiro

Burco(GNN):-Qoyska Xaafad ku taala Magaalada Burco ayaa waxa lagu arkay arkay arin mucjiso ah ka dib markii Raashinka ay karsadaan qoyskaasi oo mudabkeedu is bedelayo sidoo kalena lagu dhex arkaayo Cayayaan yar yar.

Mid ka mid ah Qayska xaafadaasi oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtey in ay arintani tahay mid maalmihii ugu dambeeyey oo dhan jirta isla markaana ay la yaaban yihiin waxa ay tahay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka