Gudoomiyaha Maamul Wadaaga Iyo La Dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Ka Hadlay Heerka Musuq-maasuqu Ka Marayo Somaliland
Gudoomiyaha maamul wadaaga iyo la dagaalanka musuq-maasuqa Axmed Muxumed Madar ayaa faah-faahin ka bixiyay heerka uu musuq-maasuqu ka marayo Somaliland,waxaana uu tilmaamay goobaha u nugul ee uu musuq maasuqu ka dhici karo.