Murashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga mucaaradkda ah ee WADDANI Dr Maxamed Cali Aw Cabdi iyo xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan oo mudooyinkii u danbeeyeyba safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa gaar ahaana wadamo kamid ah dalalka yurub iyo imaaraadka Carabta ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.
DAAWO:Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Iyo Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana War-bixiyay Socdaal Koodii …..
