Murashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga mucaaradkda ah ee WADDANI Dr Maxamed Cali Aw Cabdi iyo xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan oo mudooyinkii u danbeeyeyba safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa gaar ahaana wadamo kamid ah dalalka yurub iyo imaaraadka Carabta ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.