Hargeisa(GNN):-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa si adag uga hadlay qorshaha imaaraadka Carabtu ku doonayo inuu saldhig Ciidan ka samaysto magaalada Berbera ee dalka Somaliland.
wasiirka oo arrimahaasi ka hadlaya halkan ka daawo