Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyadd Sanadeedka 2017-ka+Tirada Xildhibaanada Diidey,Kuwa Ansixiyey Iyo Kuwa Ka Aamusay

Waxaana kalfadhigan saaka hogaaminayey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”,waxaana  kasoo xaadirey 67 xildhibaan.

Intaasi kadib Waxa la guda galay codaynta miisaanad sanadeedka 2017-ka ee losoo gudbiyey golaha,waxaana in la ansixiyo gacanta u taagay 43 xildhibaan,halka 17 xildhibaan ay diideen in la ansixiyo, 6 xildhibaana way ka aamuseen gudoomiyuhuna muu codayn.