Wajaale(GNN):-Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gabiley Taliyaha Qaybta Gobolka Iyo Gudoomiyaha Degmada Wajaale Ayaa Ka hadlay Laba Askari Oo ka Tirsan Ciimada lyu Policeka Ethiopia Oo Kasoo Talaabay Xuduuda Somalilad, Kadibna Ciidmada Somaliland Ay Dhaawac u Gaysteen Mid Kamid labadii Askari halka midkii kalena la qabtay.
Maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka gabiley oo ka waramay arrintani sida ay u dhacday ayaa ka waramay sid ay u xaliyeen iyo dhaawaca askarigan iyo kii maxbuuska ahaa oo lagu wareejiyey Dawlada Ethiopia. Lasoco Warkan Oo Muuqaal Ah
Halkan Kala Soco Muuqaalka Warkan Waxyar Kadib.
Wajaale Office
Axmed Almis.