Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Maamuusey Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Maamulka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire + [Sawiro]

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isa markaaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta qado sharaf ku maamuusay madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland Cabdisamad Cali oo deegan ahaan ka soo jeeda Somaliland isla markaana muddoyinkii ugu danbeeyey dalka ku sugnaa

Munaasibdan qado sharafta ah ayaa waxaa ay ka dhacdey Hotel Hiddo – Dhawr waxaana ka soo qeyb galay masuulyiinta xisbiga Waddani oo ay ka mid yahiin , musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi , Prof Buubaa , Xildhibaan Talyanle , Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble , Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid , Siyaasi Aadan Dhoola Yare , siyaasi Cali Cantar iyo masuulyiin kale

General Cabdisamad Cali waxaa uu hore u ahaa madaxweyne ku xigeenkii xukuumadii Faroole ee maamulka Puntland waxaana uu dhalasho ahaan ka soo jeeda deeganada gobalka Sool

Exit mobile version