Xubno Uu Ku Jiro Maareeye Xigeenkii Hore ee Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Ku Soo Baxay Xubnaha Aqalka Sare ee Somalia

Doorashada xubnaha aqalka sare ee somalia ee ka soo jeeday somaliland ayaa maanta ka dhacday Magaaladda Muqdisho.doorashada-2016

waxaana saaka la doortay xubno ay ka mid yihiin Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Muxudiin Shiikh Jaamac , Mustaf Maxamed Qodax iyo Muno Cumar Xasan