Daawo-Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Faahfaahsan uga Hadlay Doorashooyinka Somalia Iyo Arimaha Faashilka Ah Ee Ku Lamaan.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Faahfaahsan uga Hadlay Doorashooyinka Somalia Iyo Arimaha Faashilka Ah Ee Ku Lamaan.”Xassan Sheekh Maxamuud Waa Ninka Markii uu Kursiga Ku Fadhiistay Ka Hawlgalay Sidii uu U Tirtirilahaa Wadahadaladii Somalia Iyo Somaliland”.