Daawo-Muj Ibraahim Dhego Weyne Ee Ka Hadley Saldhiga Military Ee Berbera Gudoomiye Saleebana Fariin U Diray.

Muj Ibraahim Dhego weyne ayaa waxaa uu maanta mar kale ka hadley saldhiga

Military ee dawlada imaraadka laga siiyey magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil

 

Muddane Ibraahim Dhego weyne ayaa waxaa uu sidoo kale u hanjabey gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland waxaana u nasiib daro uu ku tilmaamay in saleeban oo aan la soo doorani uu xildhibaanadii la soo doortey ciidamada u amro in dhulka ay jiid jiidan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version