Daawo:Madasha Wadatashiga Oo Si Adag uga Hadlay Dhibta Laga Dhaxli Karo Saldhig Milateri Oo Dawlad Shisheeye Ka Sameysato Berbera.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Mujaahidiinta Ku Bohoobay Madasha Wadatashiga Oo Si Adag uga Hadlay Dhibta Laga Dhaxli Karo Saldhig Milateri Oo Dawlad Shisheeye Ka Sameyso Berbera. Siyaasiyiintan Ayaa Shacabka Somaliland ugu Baaqay In Laga Fikiro Mustaqbalka Somaliland Oo Wakhti Dheer iyo Halgan Dheer Oo Qadhaadh Loosoo Maray Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.