Daawo Sawirada:Sida Maanta Magaalada Hargeysa Looga Xusay Maalinta Aasaaska Ciidanka Qaranka Oo Uu Madaxweyne Siilanyo Ka Qeyb Galay

Hargaysa (GNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017 ka qaybgalay , munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad, ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Caasimada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa madashaasi ka jeediyey khudbad taariikhi ah

Exit mobile version