Daawo Saxaafiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gabiley Oo Ka Hadlay Xadhiga Sadex Wariye Oo Ku Kala Xidhan Gobolada Gabiley Iyo Saaxil Waxayna Xukuumada Ugu Baaqeen In Sida Ugu Dhakhsaha Badan Xoriyadooda Loogu Soo Celiyo

Gabiley (GNN) Saxaafiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Ayaa Ka Hadlay Islamarkaasina Canbaareeyay Xadhiga Sadex Wariye Oo Ku Kala Xidhan Gobolada Gabiley Iyo Saaxil Waxayna Xukuumada Ugu Baaqeen In Sida Ugu Dhakhsaha Badan Xoriyadooda Loogu Soo Celiyo

Gabiley.net

Office Gabiley