Daawo-Xisbul Xaakimka Kulmiye Oo Maanta Soo Dhaweeyey Dallada Dhalinyarada Aqoon-yahanka Horseed Oo Ka Shaqeeya Gudaha Iyo Dibeda Dalka.

Hargeisa(GNN):-Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, waxa uu maanta soo dhawayn ballaadhan u sameeyey dalladda dhallinyarada aqoonyahanka ah ee HORSEED oo ka shaqeeya gudaha iyo dibadda Somalilandba, isla markaana saamayn ballaadhan oo aqooneed iyo horumarineedba ku leh dalka, gaar ahaan magaalada Hargeysa.
Halkan ka DAAWO sawirrada xaflad wayn oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta.

Gudoomiyaha Dalada Horseed

Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye


Exit mobile version