Deg Deg :- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sameeyey Xilka Qaadis Iyo Magacaabis + Cida Xilka Loo Magacabey Iyo Ka Laga Qaadey

Hargeysa (GNN):- Warqad goor dhaweyd ka soo baxdey xafiiska wasiirka arimaha gudaha

Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in xilkii laga qaadey xoghayihii gobalka Maroodi-Jeex Muddane Xamse Ciise

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa waxaa uu xilkaasi u magacabey in uu nodqo muddane Maxamed-Deeq Cabdi Muuse

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Ka Soo Baxdey Xafiiska  Wasiirka

No automatic alt text available.