War Deg Dega:Madaxweynaha JSL Oo Safar Ugu Anba Baxay Dalka Debediisa iyo Halka Uu Ku Wajahn Yahay Iyo Cida Ku Wehelinaysa

Wararka Aanu Hada Ka Helayno Magaalada Hargeisa Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Somaliland Safar Ugu Anba Baxay Dalka Debediisa,Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Safarkiisu Ku Wajahan Yahay Dalka Ingiriiska Waxaana Madaxweynaha Somaliland Safarkiisa Ku Wehelinaaya Famlikiisa.
Warka Safarka Madaxwaynaha oo Faahfaahsan Mardhaw kala Soco :Gabiley.Net
Exit mobile version