Xukuumada Somaliland Oo Hadda Dib Ugu Celisay Xoriyadiisii Qoraa Maxamed Baashe, Kadib Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Solja Oo Si Adag uga Hadlay.

Halkan Hoose Ka Daawo Xukuumada Somaliland Oo Hadda Dib Ugu Celisay Xoriyadiisii Qoraa Maxamed Baashe, Kadib Gudoomiyha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Si Adag uga Hadlay. Waxaana Hogaanka ururka Solja Uu Intaan Lasiidayn Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xassan Si Adag Uga Hadlay In Xukuumadu Diiday Go’aankii Maxkamadu Kusii Daysay.