Daawo-Buuhoodle Waan Tagayaa Cid Iga Hor Istaagi Kartaana Ma Jirto , Waxaana Aan Leeyahay ….” Hogaamiye Cali Khaliif Oo Hanjabey.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu warbaahinta maanta mariyey hadalo hanjabaad u muuqda Madaxweyne Galeydh ayaa waxaa uu ku hanjabey in uu Buuhoodle dhawaan tagi doono isla markaana aanay jiri doonin cid ka hor istaag karta isaga iyo xukuumadiisa magaaladaasi , isaga oo aan wax ciidan ahna wadan uu dhawaan tagi doono Halkan Hoose Ka Daaawo Muuqaalka Warkan