Daawo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Waxyeelada Biraha Telesom Oo Ka Dhacay Tuulada Gaashaamo Ee Gabiley + Dad Ku Geeriyoday Waxyeelada Birahasi Halka Kuwo Kalena Ay La Il Daran Yihiin Dhibta Birahasi

(GNN) Mudaharaad Ay iskugu soo Bexeen Qaarkamid ah Dadwaynaha Kunool Deegaanada Gaashaamo Iyo Odax Ayaa Waxay Kaga Cabanayeen Biro Ay Shirkada Telesom Ku leedahay Deegaanka Gaashaamo Oo Kam Tirsan Gobolka Gabiley shirkada Telesom Ee Ku Taala Deegaanka Gaashaamo
Waxayna Dadkaasi Codsi U Direen Xukuumada Somaliland Oo Ay Ka Codsadeen In Laga Soo Gaadho Waxyeelada Ay Ku Hayso Birta Shirkada Telesom

 

Gabiley.net

Office Hargaysa