DAAWO Sawirada Madaxwayneku-xigeenka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuuliyiin Ka Socotay Ururka Dawladaha Hoose Ee Dalka Holland.

Hargeisa (GNN)-Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna Ku-simaha Madaxwayanaha Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Xubno ka socday ururka dawladaha hoose ee dalka Holland oo taageero xoogan siiya dawladaha hoose ee Somaliland .

Madaxwayneku-xigeenaka ayaa waftiga kala hadlay sidii ay usii dardar gelin lahaayeen Taageerada ay siiyaan dawladaha hoose ee Somaliland iyo sidii ay qayb libaax uga qaadan lahaayeen mashruuca JPLG-ga ee lagu taageero dawladaha hoose.

Waftigani ayaa balan qaaday inay halkaasi kasii wadayaan dadaalka ay ugu jiraan sidii ay taageero muuqata ula garab joogsan lahaayeen dawladaha hoose ee Somaliland .

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, sitting and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 5 people, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 4 people
Image may contain: 3 people

Log1