DAAWO Taliska Guud Ee Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Falal Mudooyinkii U Danbeeyey Ka Dhacey Somaliland Iyo Dad Loo Xidh-xidhay Falalkaasi

Taliska guud ee ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay falal mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanayey Somaliland isla markaana lagu sirxayey laguna afduubanayey caruur iyo gabdho dhalinyaro ah.

Waxaana ay talisku sidoo kalena ka hadleen dad loo xidh-xidhay falalkan iyaga oo sheegay in ay wadaan baadhis.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Log11

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992