Ciidamo Mareykan Ah Oo La Geeyey Magaalada Moqdisho iyo amaanka oo Faraha Kasii Baxaya.

Ciidamo Mareykkan ah ayaa waxaa la geeyey magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya , sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ahi .

Ciidamadan ayaa waxaa ay Moqdisho u yimadeen sidii ay tobabaro u siin lahayeen ciidamada Somaliya ee dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab , waxaana ciidankaasi codsadey dawlada Somaliya

Ciidankan Mareykanka ah ayaa waxaa ay magaalada Moqdisho ay ka degeen 2.04.2017 iyada oo ciidankaasi lagu sheegay in ahayeen qaar kooban oo aan sidaasi u sii badneen isla markaana saraakiil tobabar bixin doonta ah

Log1