Daawo Gud:Kuxigeenka G Deegaanka Gabiley Oo Ay Wehelinayaan Xubno Kamid ah Golaha Deegaanku ayaa maanta Kormeer ku Tagay CisbitaalkaGabiley Oo Adeegyo AyKa Fulisay Haayada Hadiya Medical Swiss

Gabiley(GNN) Gudomiye Kuxigeenka Golaha Deegaanka Gabiley Cabdi Yuusuf Daahir Goole Oo Ay Wehelinayaan Xubno Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley ayaa maanta Kormeer ku Tagay Cisbitaalka Guud Ee Gabiley Oo  ay Adeegyo Mihiim ah  Ka Fulisay Haayada Hadiya Medical Swiss

Gabiley.net

Office Gabiley

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992