Daawo Muuqaal:-Masuul Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Oo Madax Dhaqameedka Awdal u Diray Fariin Ku Saabsan Midnimada Bulshada.

Borama(GNN):-Wasiirul Dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga Md. Mustafe Faarax Abraar ayaa odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal kula Dardaarmay  Midnimada iyo Walaaltinimahada, sidana Waxa uu Wasiiru-dawluhu sheegay waqti lagu marti-qaaday kulan ay lahaayeen odayaasha dhaqanka ee gobolada Galbeedka Somaliland oo la soo gabagabaynayay.

Wasiiru-dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Md. Musfate oo dadka reer Awdal la hadlaya ayaa ku booriyay Qaadashada kaadhka codbixinta, iyo sidoo in bulshadu ay u gurmato dadka walaalahooda ee ay Abaaruhu taabteen, sidoo kalena loo baahan yahay in dhagaha loo furo fariimaha bahda caafimaadka ee ku aadan ilaalinta nadaafada si looga hortago faafida cudurka Shuban-biyoodka ee Boorama ka dilaacay.

Daawo-Muuqaalka Masuul-Ka-Tirsan-Xukuumada-Somaliland-Oo-Oo-Madax-Dhaqameedka-Awdal-u-Diray-Fariin-Ku-Saabsan-Midnimada-Bulshad

Wax Yar Kadib.