Daawo-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Mucaaridka Ku Tilmaamay Qaar Xanuun Qaba Isla Markaana Ka Hadley Saldhig Military Oo Laga Hir Galinaayo Moqdisho.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa

mucaaridka ku tilmaamey qaar qaba xunaan uu ku sheegay in uu yahay horumar diid isla markaana ay iska khaldantey horumarkii , tartankii iyo mucaradnimadii

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu ka hadley Saldhig Milirty oo magaalada Moqdisho ay ka sameysanto dawlada Turkigu

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan