DAAWO:Abwaan Weedhsame Oo Xalay Maannso Ku Saabsan Musuq-maasuqa Xadhkaha Goostay Kusoo Bandhigay Hardaysa
Hargeysa(GNN)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” ayaa xalay munaasibad uu ku qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxa uu musuq-maasuqa xadhkaha goostay ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo kusoo bandhigay Maanso ahaan
:
229