DAAWO:Baarlamaanka Maamulka Somaliya Oo Dib Ugu Celiyey Xukuumadda Xamar Mooshin Ka Dhan ah Heshiiska Saldhiga Imaaraadka ee Berbera 

Golaha Baarlamaanka Somaliya ayaa sheegay in ay dib ugu celinayaan xukuumadda Xamar mooshin ka dhan ah Heshiiska Saldhiga Milateri ee ay dhawaan kala saxeexdeen Dawlada Somaliland iyo Imaaraaddka Carabta kaas oo muddo hor yaalay golaha baarlamaanku sheega maamulka Somaliya.