Dawlada Kuuriyada Waqooyi Oo Sameysay Dhoolatus Hanjabaad U Muuqda Isla Markaana Soo Bandhigtey Awoodeeda Military + Muuqaal

Pyongyang (GNN):- Dawlada kuuriyada waqooyi ayaa waxaa ay sameysay dhaaltus u muuqda

mid hanjabaad ah isla markaana waxaa ay soo bandhigtey awoodeeda Ciidan .

 Waxaa goobtii uu dhoolatusku ja dhacay socod lagu mariyey gantaalaaha wax gumaada xaflada ka dhacday magaalada caasimada ah ee Pyongyang daawanayey hogaamiyaha xukunka Kim Jong-un

 

Bandhigan wuxuu ku soo aaday iyadoo ay kordhayso xiisadda ka aloosan Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka waxaana ay xukuumadda Pyongyang waxay mar kale uga digtay Mareykanka in uu joojiyo wax ay ugu yeedhtay daandaansiga iyo dhaqdhaqaaaqyada taxadar la’aanta ah , waxana ay bixisay digniin inay ku jawaabto duqayn halaag ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version