Madaxweyne Siilanyo Oo Kulan Muhiim Ah La Qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Iyo Go’aamo Laga Soo Saaray + Muuqaal/ Sawiro

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa

waxaa uu maanta kulan mihiim ah la qaatey masuulyiinta Haaya’ada shaqaalaha .

Kulankan ayaa waxaa laga soo saarey Go,aamo ay ka mid yahin .

 

1. In La Hakiyo qoritaanka shaqaalaha Dawlada isla markaana waxii awood ah la iskugu geeyo gurmadka abaaraha .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version