Nuxurka Kulan Dhex Maray Taliska Ciidanka Asluubta Somaliland Iyo Guddiga Dastuurka,Cadaaladda,Iyo Xuquuqal Iinsaanka Ee Golaha Wakiilada Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Oo La Shaaciyey

Guddiga Dastuurka,Caddaaladda iyo Xuquuqal Iinsaanka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay Taliska Ciidanka Asluubta Somaliland,waxaana ay ka wada hadleen qodobo ay kamid yihiin Xaaladda maxaabiista xaaladda Jeelasha Somaliland iyo waliba hawlaha ciidanka Asluubta Somaliland.

Gabiley.net