DAAWO Wafti Ka Socda Shirkad Ganacsi Oo Laga Leeyahay Dalka Maraykanka Oo Gaadhay Magaalada Berbera,Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Wafti balaadhan oo ka socda shirkad ganacsi oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa maanta socdaal ku tagey magaalada Berbera,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Log11