Daawo Gabadh Soomaaliyeed Oo Khaatiiyaan Ka Taagan Fanaanad Caan Ah Oo Ay Isku Eg Yihiin.

Gabadh  Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ayaan Cali ayaa quus ka taagan inay kaligeed u baxdo banaanka maadaama ay si weyn ugu ekaatay mid ka mid ah Fanaaniinta Dunida ugu caansan .

Ayaan Cali ayaa u muuqaal eg Fanaanada Rihanna oo u dhalatay dalka Mareeykanka balse Ayaan Cali oo ku nool magaalada Ottawa ee wadanka Canada ayaa xiliyada ay banaanka u baxdo waxaa ka daba yaaca dadka iyo saxaafada kuwaas oo ka doonaya Saxiix iyo Wareeysiyo kala duwan.