DAAWO:-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Xoghayaha Warfaafinta WADDANI oo Si Wada-jir ah Fariin ugu Direy Shacabka Gobalka Awdal

Borama(GNN):-DAAWO:-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Xoghayaha Warfaafinta WADDANI oo Si Wada-jir ah Fariin ugu Direy Shacabka Gobalka Awdal

Hargeysa(SM):-Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga WADDANI oo ay wehelinayaan xoghayaha warbaahinta xisbigaasi iyo weli ba sida oo kale saraakiil sare sare oo ka tirsan xisbiga WADDANI, ayaa fariin kama dambeys ah u diray shacabka ku dhaqan gobalka Awdal iyaga oo ku baraarujiyey siddii shacabka gobalkaasi ay uga qeyb-geli lahaayeen qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada oo muddooyinkii dambe ka socotay gobalka Awdal.
DAAWO, iyaga oo arrimahaas ka hadlaaya.