Daawo-Sheekh Bulshada Ka Dabiiba Sixirka Iyo Jinka Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sida Uu Bulshada U Dabiibo Fariina U Diray Inta Kasoo Horjeeda.

Daawo-Sheekh Bulshada Ka Dabiiba Sixirka Iyo Jinka Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sida Uu Bulshada U Dabiibo Fariina U Diray Inta Kasoo Horjeeda.

Wadaadkan Oo Fadhiisinkiisu Yahay magaalada Boosaaso Oo Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargeisa Todobaadkii Ina Soo Dhaafay Dabiib iyo Quraan U Waday Wakhtigana Ku Sugan Gobolka Hawd Ayaa Ka Hadlay Aragti Khaldan oo Bulshada Qaar Ka Bixiyeen, Waxaana Uu Sheegay In Dadka Leh Waa Sixiroole Ay Been Ka Sheegeen islamarkaana Uu yahay Waxa Uu Bulshada Ku Dabiibayaa Qur’aanka Kariimka Ah Iyo Sunihii nabiga Scw, Sheekhan Ayaa Sida La ogyahay Hore U Dabiibay Xaafadi Bilo ka Hor lagu Sixray Magaalada Burco Taas Oo Raashinka Iyo Cuntada Xaaffadaasi isku bedeli Jirtay Dhiig Iyo Dirxi Oo Warbaahinta Laga Baahiyey.
Halkan Ka Daawo Weedha Sheekha.