Daawo-Xildhibaan Ka Tiran Golaha Wakiilada Somaliland Oo Laba War Oo Iska Hor Imanaya Maanta Warbaahinta Kala Siiyey.

Hargeisa(GNN):- Xildhibaanka Oo Galinkii Hore Maanta U Waramay Qaar Kamida Telefishinada Gudaha Caasimada Hargeisa Ayaa Sheegay In Isagoo Ka Tirsan, Xassan Cawaale Caynaan Xildhibaanada Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Ay Cabasho Ula Yimaadeen Ciidamo Katirsan Ciidanka Somaliland Islamarkaana uu Madaxweynaha Fariin ugu Diray In Mushaharaadka Shaqaalaha Loo Kordhiyo.
Hadba Waxaa Fajac Iyo Layaab Bulshada Intii Aragtay Ku Noqotay In Galinkii Danbe ee Isla Maanta haddana Uu U Waramay Telefishanka Star Oo Sheegay In Warkaasi Laga Been Abuuray Sidaaan aanu isagu odhan Bal haddaba Daawo Labadan Muuqaal Ee Xildhibaanka.